Amar ka soo baxay Al-Shabaab oo lagu xiray garoomo ku yaalla Beerta Nabada

Garoomo lagu ciyaaro Kubada cagta ama fustelka oo ku yaalla halka loo yaqaano beerta Nabada ee magaalada Muqdisho ayaa la xiray, lana joojiyey in lagu ciyaaro maalmo ka hor. Xiritaanka garoomada yar yar ee ku yaalla beerta Nabada ayaa yimid ka dib amar ka soo baxay Al-Shabaab, iyadoo beerta nabadu ay kaabiga ku heyso xarunta … Continue reading Amar ka soo baxay Al-Shabaab oo lagu xiray garoomo ku yaalla Beerta Nabada